Boken handlar om en liten katt. Lilla katten bodde hos sina föräldrar. En dag gick hon ensam ute och kunde inte hitta hem.
Buuggan la magacbaxay "BISADDII ANBATAY" waa buug carruureed loogu talo galay carruurta ay da'doodu aadka u yartahay. Waxa uu ku saabsan yahay bisad yar oo la noolayd aabbaheed iyo hooyadeed. Waxa ay aad u jeclayd kalluunka. Waxa ay in badan ku fikiri jirtey in ay keligeed ba...